Aas balaaran oo maanta loo sameeyay Taliyihii booliiska Somaliland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay balaaran oo maanta xabaalaha masallaha ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan. Aaska  loo sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland, marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa waxa madaxweynaha kala qayb-galay shirguddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, guddoomiyaha maxkamadda sare, taliyayaal katirsan … Continue reading Aas balaaran oo maanta loo sameeyay Taliyihii booliiska Somaliland (Daawo Sawirada)